Ka Digtoonow Khayaanada! Macmiilkeenna qaaliga ah, ha la wadaagin cidna PIN-kaaga Mobile Banking ama Kaarkaaga. Haddii aad hesho wicitaan ama farriin sheeganaysa inay bangiga ka timid oo ku weydiinaysa xogtaada ama lacag, ha bixin wax macluumaad ah. Marka hore ka xaqiiji laanta kuugu dhow ama wac 8966.
Beware of Fraud! Dear Customer, never share your PIN of Mobile Bank with anyone. If you receive a call or message claiming to be from the Bank asking for your PIN, personal information, or money, do not respond or share any information. Verify first by visiting your nearest branch or calling 8966.
One Reply to “Beware of Fraud! .”
daacad5476@gmail.com
December 31, 2025waa sii fiiacn